(Somali) - NAPLANOnlineInformationForParentsAndCarers

Download as pdf or txt
Download as pdf or txt
You are on page 1of 2

NAPLAN– –macluumaadka

NAPLAN
information
loogu forwaalidiinta
talo galey parents iyo
and carers
daryeelayaasha
2022
Maxay
Why doardaydu ugudo
students fadhiistaan
NAPLAN? Maxay NAPLAN
What does ku qiimaysaa?
NAPLAN assess?
NAPLAN? NAPLAN
NAPLAN is a national literacy and numeracy NAPLANwaxa ay qiimeysaa
assesses farbarashada
literacy and numeracyiyo xirfadaha
skills that
assessment xisaabeed ee ardaydu kuthrough
baranayaan
theirmanhajkooda caadiga ah.
NAPLAN waa that students
qiimaynta in Years
luuqada 3, 5, 7 (qoraalka,
Af-ingiriisiga and 9 sit in students are learning regular school
May each
akhriska iyoyear. It is the
naxwaha) only national
iyo xisaabta qaranka assessment all
oo ay ardayda curriculum.
Ardaydu waxay u fadhiistaan qiimaynta qoraal, akhris,
Australian
fasalada students
3, 5, 7 iyo 9 udo.fadhiistaan bisha Maajo sannad farsamada luuqadda (higaada, naxwaha iyo xarakaynta)
kasta. Waa qiimeynta kaliya ee qaran ee dhammaan ardayda Students
iyo sitSu’aaluhu
xisaabta. assessments
waxayinqiimeeyaan
writing, reading,
waxa kuconventions
xidhan
As students
Australiya progress through their school years, it’s
ay sameeyaan. of language
Manhajka (spelling,
Australia: grammar
Af-Ingiriisiga iyo and punctuation) and
Xisaabta.
important to check how well they are learning the numeracy. Questions assess content linked to the
Marka ay ardaydu ka gudbaan sannad dugsiyeedkooda, waxaa Dhammaan maamulada waxbarashada ee dowliga ah iyo
essential skills of reading, writing and numeracy. Australian Curriculum: English and Mathematics.
muhiim ah in la hubiyo sida wanaagsan ee ay u baranayaan kuwa aan dawliga ahayn ayaa ka qayb qaatay samaynta
xirfadaha muhiimka ah ee akhriska, qorista iyo xisaabinta. agabka imtixaanka NAPLAN. Si aad wax badan uga ogaatid
NAPLAN assesses the literacy and numeracy skills that All government and non-government education
NAPLAN, booqo nap.edu.au
studentswaxay
NAPLAN are learning
qiimeysaathrough the wax-akhris
xirfadaha school curriculum and
iyo xisaabeed authorities have contributed to the development of
allows
ee parents/carers
ardaydu to see
ku baranayaan how their
manhajka childwaxayna
dugsiga is progressing NAPLAN
Ka test materials.
qayb qaadashada NAPLAN nap.edu.au
uagainst national
ogolaataa standards and over inay
waalidiinta/daryeelayaasha time.arkaan sida
ilmahoodu uga hormarayo heerarka qaranka iyo mudo ka dib. To find out more about NAPLAN, visit nap.edu.au
NAPLAN is just one aspect of a school’s assessment U diyaargarowga NAPLAN
NAPLAN waa hal dhinac oo ka mid ah nidaamka qiimaynta
and reporting process. It doesn’t replace ongoing
iyo warbixinta dugsiga. Ma beddelayso qiimaynaha socda NAPLAN waa loogu talo
Participation ingaley qof walba. ACARA waxay
NAPLAN
assessments made by teachers about student
ee ay macallimiintu sameeyeen ee ku saabsan waxqabadka taageertaa imtixaan loo wada dhan yahay si ardaydu uga
performance,
ardayga, laakiinbut it can
waxay siinprovide teachers with
kartaa macallimiinta additional
macluumaad qaybqaataan barnaamijka qiimaynta qaranka.
information about students’ progress.
dheeraad ah oo ku saabsan horumarka ardayda. NAPLAN is for everyone. ACARA supports inclusive
testing so
Ardayda all students
naafada ah ee lehcan participate
awoodo shaqo in
iyothe national
baahiyo kala
NAPLAN
NAPLANwaxay kaloo siisaa
also provides dugsiyada,
schools, maamulada
education authorities assessment
duwan program.
ayaa loo heli karaa imtixaan loo badaley.
waxbarashada
and governments iyo dawladaha macluumaadka
with information ku saabsan
about how education
sida barnaamijyada waxbarashadu u shaqeeyaan iyo Dugsiyadu waa inay la shaqeeyaan waalidiinta/daryeelayaasha
programs are working and whether young Australians Adjustments are available for students with disability
iyo ardayda si ay u gartaan, xaaladbe -xaalad, isbeddello
haddii da’yarta Australiyaanka
are achieving ahi ay gaadhaan
important educational natiijooyin
outcomes in literacy who have diverse functional abilities and needs.
waxbarasho oo muhiim ah xagga akhris-qoraalka iyo xisaabta. macquul ah oo looga baahan yahay ardayda naafada ah si ay
and numeracy. u sameeyaan NAPLAN. Hagaajinta waa inay ka tarjumaysaa
Schools should
taageerada work with
sida caadiga parents/carers
ah lagu andfasalka.
siiyo qiimaynta students to
Ilmahaaagu wuxuu
Your child will imtixaanada
do the NAPLAN identify, on a case-by-case basis, reasonable adjustments
Si aad gacan
required uga geysatid
for individual ogeysiinta
students withgo’aamadan,
disability towaxaad
accessla
NAPLAN ku
tests onlinesamayn doonaa online tashan
NAPLAN. kartaa meesha bandhigga
Adjustments dadweynaha
should reflect ee NAPLAN,
the support normally
Hagaha
provided dugsiyada si loogaassessments.
for classroom caawiyo ardayda naafada ah si
Dugsiyadu waxay ka gudbayaan imtixaanka warqad ku salaysan
Schools are transitioning from paper-based to ay u galaan NAPLAN, ama fiidyowgayada taxanaha ah ee ay
oo u gudbayaan mid ku saleysa- kombayutarka. Dugsiyada
computer-based waalidiinta/daryeelayaasha, macalimiinta iyo ardaydu
consult aytheku
badankoodu waxayassessments. Most schools
ku qabaneyaan imtixaanada will onlayn
NAPLAN To help inform these decisions, you may
complete NAPLAN testsardayda
online Sannadka
in 2022. All Year 3 sii wadaagaan
NAPLAN public khibradooda isticmaalka
demonstration habaynta
site, NAPLAN.
the Guide for
sanadka 2022. Dhammaan 3aad waxay
students will continue to complete the writing
wadi doonaan dhammaystirka qiimaynta qoraalka ee warqadda. schools gaar
Xaalado to assist students
ah, arday naafowith disability
ah oo si aad ahtou access
xaddidaysa
assessment on paper. awooddooda ka qaybgalka qiimaynta,where
NAPLAN, or our series of videos parents/carers,
ama arday dhawaan
Imtixaanada NAPLAN ee onlyanka ah waxaa uu siiyaa laylis teachers and oo
students share theiraanay
experience of ku
using
yimid Australia luuqadiisa asalku Af-Ingiriisi hadlin,
badan
OnlineooNAPLAN
natiijada tests
imtixanaadka
providewaa
moremidprecise
soo jiidata ardayda.
results NAPLAN
waxa la siinadjustments.
karaa ka-dhaafitaan rasmi ah.
Mid
andka mid
are ah faa’iidooyinka
more engaging forugu muhiimsan
students. Onewaa imtixaan
of the main
lagu cabirey
benefits ardeyga (or
is tailored (ama la qabsiga
adaptive) leh), halkaas
testing, where oo the test Maamulaha dugsigaaga
In exceptional iyo maamulka
circumstances, imtixaanka
a student with a disability
imtixaanku ku soo bandhigayo
presents questions which maysu’aalo laga yaabo
be more or lessinay ka sii
difficult deegaankaaga ayaa ku siin kara macluumaad dheeraad ah oo
that severely limits their capacity to participate in the
adkaadaanayaan
depending on a ama ka sahlanayaaneyaan
student’s responses. iyadoo ku xidhan ku saabsan u hagaajinta ardayda naafada ah ee imtixanaadka
assessment, or a student who has recently arrived in
ama habka loo baahan yahay si loo maro si aad ku heshid
jawaabaha ardayga.
Australia and
dhaafitaan rasmihas
ah.a non-English speaking background,
Tailored testing
Imtixaanka allowsardeyga
lagu cabirey a widerwaxarange
uuof student abilities
ogolaadaa in la may be granted a formal exemption.
to be assessed
qiimeeyo awoodaha and measures
arday student
kala duwan oo siachievement
sax ah loo cabbiro
more precisely.
heerka A student’s
ardayga. Guud overall NAPLAN
ahaan natiijada NAPLAN ee result is
ardaygu
based on both the number and complexity of questions Your school principal and your local test administration
waxay ku salaysan tahay tirada iyo adeyga su’aalaha ay sida
they answer
saxda correctly. Your
ah uga jawaabaan. child should
Ilmahaagu not be
waa inaanu ka welwelin
authority can give you more information on adjustments
concerned
haddii ay uu if
u they find questions
arko su’aalo challenging;
adag; Waxaa theyinay
laga yaabaa may for students with disability or the process required to
be taking waddad
marayaan a more imtixaan
complexootest aadpathway.
u adag. gain a formal exemption.

NAPLAN 2022 parent info - online_Somali


Maxaa dhacaya haddii ilmahaygu Sidee loo riboodhgareeyaa heerka
dugsiga ka maqnaado maalmaha shaqo ee ilmahayga?
NAPLAN? Heerka shaqo ee ardayga shakhsi ahaaneed waxa lagu
muujiyaa heerka guusha qaran ee qiimayn kasta. Natiijooyinka
Haddi ay suurtagal tahay, dugsiyadu waxa ay diyaarin karaan heerka ugu hooseeya ee qaranku waxay muujinayaan in
arday gaar ah oo maqanaa wakhtiga imtaxaanka si ay u ardaygu soo bandhigay xirfadaha wax-akhris iyo wax-akhris
dhamaystiraan imtixaanadii seegay wakhti kale inta lagu jiro ee aasaasiga ah ee looga baahan yahay inuu si buuxda uga
jadwalka imtixaanka dugsiga. qaybqaato heerka sannadkaas.
Warbixinta ardayga gaarka ah ee NAPLAN waxaa bixin doona
Maxaan samayn karaa si aan u taageero dugsiga ubadkaaga sanadka dambe. Haddii aadan helin
ilmahayga? warbixin, waa inaad la xidhiidha dugsiga ilmahaaga.

Ardayda lagama filayo inay wax u bartaan NAPLAN. Sidee loo isticmaalaa natiijooyinka
Waxaad taageeri kartaa ilmahaaga adiga oo u xaqiijiya in NAPLAN?
NAPLAN uu yahay qayb ka mid ah barnaamijkooda dugsi oo
aad xasuusisid inay si fudud u dadaalaan. • Ardayda iyo waalidiinta/daryeelayaashu waxay u isticmaali
karaan natiijooyin shaqsiyeed si ay ugala hadlaan
ACARA kuma talinayso u diyaargarowga xad-dhaafka ah ee horumarka ardayda.
NAPLAN ama isticmaalka adeegyada tababar bixiyayaasha.
• Macalimiintu waxay isticmaalaan natiijooyinka si ay ka
Barashada iyo sharaxaadda NAPLAN qaarkood ayaa faa’iido caawiso sidii ay ku aqoonsigan lahaayeen ardeyga u
leh si ay uga caawiso ardayda inay fahmaan oo ay ku baahan caqabado waaweeyan ama taageero dheeraad ah.
qancaan qaabka imtixaanada. Macalimiinta ayaa hubin doona • Dugsiyadu waxay u adeegsadaan natiijooyinka si
in ardaydu ay yaqaaniin noocyada su’aalaha imtixaanada ay u aqoonsadaan meelaha ay ku wanaagsan yihiin
waxayna ku siin doonaan taageero iyo tilmaamo ku haboon. iyo meelaha baahida loo qabo si loo horumariyo
Ka eeg noocyada su’aalaha iyo qalabka laga heli karo barnaamijyada waxbaridda, iyo in loo dejiyo yoolalka
qiimeynta NAPLAN ee onlaynka ah nap.edu.au/online- akhris-qoraalka iyo xisaabta.
assessment/public-demonstration-site • Nidaamyada dugsiyadu waxay u isticmaalaan natiijooyinka
si ay u eegaan barnaamijyada iyo taageerada la siiyo
dugsiyada.
Jadwalka NAPLAN • Bulshadu waxay ka arki kartaa macluumaadka ku
Mudada imtixaanka onlaynka ah ee NAPLAN waa sagaal saabsan waxqabadka dugsiyadu waqti ka dib
maalmood. Tani waa in la tixgaliyo dugsiyada laga yaabo inay myschool.edu.au
leeyihiin qalab yar.
Mudada Imtixaanka onlaynka ah ee NAPLAN waxa ay
Halkeen ka heli karaa macluumaad
bilaabataa Talaadada 10ka Meey oo ay dhammaato Jimcaha dheeraad ah?
20ka Meey 2022. Imtixaannada waa in sida ugu dhaqsaha
Wixii macluumaad dheeraad ah ee ku saabsan NAPLAN:
badan loo qorsheeyaa gudaha mudada imtixaanka, iyadoo
muhiimada la siineyo toddobaadka horre. • la xidhiidh dugsiga ilmahaaga
Shuruudaha jadwalka imtixaanka NAPLAN ee onlyanka ah • La xidhiidh maamulka imtixaanaadka nap.edu.au/TAA
ayaa lagu faahfaahiyay shaxda hoose. • Booqo nap.edu.au
Si aad u baratid sida ACARA u maamuso macluumaadka
gaarka ah ee NAPLAN, booqo nap.edu.au/naplan/privacy

Tijaabi Shuruudaha jadwalka Muddada Tilmaanta tijaabada

• Ardayda fasalka 3aad waxay ku sameeyaan imtixaan qoraal ah Sannadka 3: 40 miridh. Ardayda waxaa la siiyaa ‘kicinta qoraalka’
warqad (maalinta 1 oo kaliya) Sannadka 5: 42 miridh. (mararka qaarkood loo yaqaan ‘prompt’
• Qoraalka sanadka 5 waa inuu bilaabmaa maalinta 1 (dugsiyada waa Sannadka 7: 42 miridh. - fikrad ama mawduuc) waxaana la waydii-
inay mudnaanta siiyaan dhamaystirka qoraalka maalmaha 1 iyo 2 Sannadka 9: 42 miridh. yaa inay ku qoraan jawaab nooc gaar ah
Qoraal
kaliya) (qoraal sheeko ama qancin ah)
• Sannadaha 7 iyo 9 qoraalku waa inuu bilaabmaa maalinta 2 (dugsiya-
da waa inay mudnaanta siiyaan dhammaystirka qoraalka maalmaha 2
iyo 3 oo keliya)
• Si loo hubiyo in dugsiyada internetka ay awoodaan inay ku dham- Sannadka 3: 45 miridh. Ardeydu waxay akhriyaan qoraallo kala
meeyaan imtixaanada NAPLAN mudada imtixaanka int alujiro ee Sannadka 5: 50 miridh. duwan oo warar-xog ah, mala-awaal ah
sagaalka maalmood ah, ardayda Year 7 iyo 9 waxay bilaabi karaan Sannadka 7: 65 miridh. iyo qoraallo qancin ah ka dibna waxay ka
Akhriska
inay wax akhriyaan maalinta 1; si kastaba ha ahaatee, qoraalku waa Sannadka 9: 65 miridh. jawaabaan su’aalaha la xidhiidha
inuu bilaabmaa maalinta 2
• In la dhammeeyo ka hor heshiisyada imtixaanka luqadda
• In la dhammeeyo imtixaanka akhriska ka dib Sannadka 3: 45 miridh. Wuxuu qiimeeyaa higaada, naxwaha iyo
Ku wada
Sannadka 5: 45 miridh. xarakaynta
hadalka
Sannadka 7: 45 miridh.
luqadda
Sannadka 9: 45 miridh.
• In la dhammeeyo ka dib heshiisyada imtixaanka luqadda Sannadka 3: 45 miridh. Wuxuu qiimeeyaa tirada iyo aljabrada,
Sannadka 5: 50 miridh. cabbiraadda iyo joomatari, iyo tirakoobya-
Xisaabta
Sannadka 7: 65 miridh. da iyo ixtimaalka
Sannadka 9: 65 miridh.

NAPLAN 2022 parent info - online_Somali

You might also like