Jaamacadda Hargeysa
Appearance
Jaamacadda Hargeysa University of Hargeisa | |
---|---|
Halku dhegga | Aqoon la'aani waa Iftiin la'aan (Knowledge is Light) |
La aas aasay | 27 September 2000 |
Nuuca | Jaamacad Dadweyne |
Lataliyaha xagga aqoonta | Dr. Cabdi Xaaji Gass |
Ku xigeenka la taliyaha | Dr. Diiriye Ereg |
Waxay ku taal | Hargeysa, Maroodi Jeex, Jamhuuriyada Soomaaliland |
Dhismaha jaamacadda | labo xarumood |
Website | University of Hargeisa |
Jaamacadda Hargeysa (Af Ingiriis : University of Hargeisa) (loo soo gaabiyo: UOH) waa jaamacad dadweyne taasi oo xarunteeda weyn ku taalo magaalada Hargeysa, magaalo-madaxda u ah Jamhuuriyada Soomaaliland. Jaamacadda Hargeysa waxaa la aasaasay horaantii sanadkii 2000, waxaana maanta dhigta ardeg gaadhaysa ilaa 4,600 qof. [1]
Sidoo kale fiiri
Tixraac
- ↑ . CNN http://money.cnn.com/2015/04/06/pf/college/harvard-somaliland-africa-student-university/. Soo qaatay 21 December 2015. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)