Jump to content

Sool

Ka Wikipedia
Sool
Qalcadda Darawiishta ee magaalada Taleex.
Sool is located in Earth
Sool
Sool
Dalka Somalia
Khatumo
XarunLaascaanood
Dowlada
 • madax waynaabdiqadir aw alu
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)

Sool waa gobol ku yaala bariga wadanka Somaliland, Waxay xuduud la leedahay Togdheer dhanka galbeed, Sanaag dhanka waqooyi xuduud la leh gobbolka cayin waxay ka xigtaa dhanka koonfureed. Caasimadeeda gobolka waa Laascaanood .

Gobolkaan waxay xarun u ahayd boqortooyada Diiriye Guure ee saldhiga ahayd dooxada Nugaal, iyo caasimada Taleex, iyo hoogaamiyaha lahayd garad Deria Gure, emir Sayid Maxamed Cabdulle Xasan iyo hoogaamiyaha xarunta.

Gobolka Sool wuxuu ka kooban yahay 4 degmo[1]

  • Laascaanood waa caasimada Sool
  • Caynaba waxay dhanka waqooyi kagtaa laascaanood
  • Xudun.xuddun waa magalada 2 aad e ugu wayin gobolka sool waxy dhinca waqooyi ka xigtaa taleex dhinca konfureedna magalda las canod
  • Taleex. Waa magalo taarikhti ah waana magadli u degena sayid mohmed cabdule hasssan. Waa magalo magac wayin ku leh geyiga soomaliyeed. Taleeex waa magaldi u horeysey e africa kutaaal e diyaarad lagu duqeeyo.

Intii ay jirtay dowladdii Siyaad Barre , Sool ma ahayn gobol gaar ah laakiin waxay ka mid ahayd gobolkii weynaa ee Nugaal , caasimadeeduna waxay eheed Garoowe . Waxay ka go'day Nugaal 1980-yadii, iyadoo caasimaddeeda cusub noqotay Laascaanood .[2] Laga bilaabo 2003 ilaa Oktoobar 2007, Sool waxaa maamuli jiray Puntland , oo ah dhul leh qaab beeleed la mid ah. [3] sanadkii 2007, xoogag ka socda Maamulka Somaliland ayaa la wareegay gacan ku haynta gobolka.

2023 waxaa dib ula wareegay SSC khatumo waxaana loo sameeyey maamul ka madax banaan puntland iyo somaliland.

Sidoo kale fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  1. (PDF) http://reliefweb.int/sites/reliefweb.int/files/resources/121024_Administrative_Map_Sool_A4.pdf. Soo qaatay 30 December 2013.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. . CIA. December 1988 http://www.lib.utexas.edu/maps/africa/somalia.jpg. Soo qaatay 21 February 2007.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. "Somaliland's Quest for International Recognition and the HBM-SSC Factor". Waxaa laga kaydiyay the original 2012-05-28. Soo qaatay 2021-01-21.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)

Template:Gobolada Somalia