Sirta 20 Guusha 20 Ee 20 Dale 20 Carnegie
Sirta 20 Guusha 20 Ee 20 Dale 20 Carnegie
Sirta 20 Guusha 20 Ee 20 Dale 20 Carnegie
net/publication/350513565
CITATIONS READS
0 4,627
1 author:
Yahye Y. Hasan
Jigjiga
9 PUBLICATIONS 2 CITATIONS
SEE PROFILE
Some of the authors of this publication are also working on these related projects:
All content following this page was uploaded by Yahye Y. Hasan on 31 March 2021.
_Yaxye.Y Xasan
www.dalecarnegie.com
2
SIRTA GUUSHA
Mabaadi’da sidee baad saaxiibbo ku kasbataa, dadkana saameyn ugu yeelataa
3
6. dareensiin, la dareensiinayo qofka lala hadlayo in wax la
wadaago.
7. U oggolow qofka aad la hadlayso inuu fikirkiisa soo
bandhigo.
8. U oggolow qofka kale inuu dareem inuu aragtida isagu ama
iyadu leedahay.
9. Isku day inaad si daacad ah u fahanto qofka kale aragtidiisa
iyo dareenkiisa.
10.Noqo qof u beer jilicsan qofka kale fikirkiisa iyo
rabitaankiisa.
11.Gudbinta aragtidaada u adeegso, xikmad, dhaqan suuban,
talo iyo tusaaleyn.
12.Iska ilaali adiga iyo qofka aad la hadlayso inuu idin
dhexmaro loolan ama baratan.
Noqo hoggaamiye
1. Ku bilow ammaan iyo qadarin daacad ah.
2. Dareen gaar ah sii khaladaadka dadka is aan toos ahayn.
3. Ka hadal qaladaadkaaga ka hor inta aanad dhaleecayn qof
kale.
4. Waydii su’aalo halkii aad ammar toos ah u bixin lahayd.
5. U ogolow qofka kale inuu wajigaaga soo saaro.
6. Sii qofka kale sumacad wanaagsan si uu ugu noolaado.
7. Isticmal dhiirigelin. Ka dhig khaladka mid si dhib yar loo
sixi karo.
8. Ka dhig qofka kale inuu ku farxo samaynta wax aad u
dirsatay.
4
SIRTA GUUSHA
Mabaadi’da sidii aad u joojin lahayd welwelka una bilaabi lahayd nolol
5
5. Qeex qiimaha ay u qalanto murugadu ka dibna u diid
qiimahaas
6. Ha ka welwelin wixii tagay ama dhacay
6
Ha ka welwelin cambaareynta
1. Xasuusnaw in cambaareynta caddaalad darradu ay tahay
hadiyo jeer Amaan qaawan.
2. Same waxa ugu fiican ee aad awooddo.
3. Baar khaladaadkaaga kadiban naftaada cambaarey.
7
1888-1955
Taariikh nololeed