Gooraan
Gooraan
Gooraan
CONTACT:0634442810/0634313053
GOORAAN COSTRUCTION COMPANY
BACKGROUND
2|Page
GOORAAN COSTRUCTION COMPANY
Mission statement
Vision statement
To be the chief of the construction companies compeering with squat rate and high
quality according to international standards complying with confidence rooted in
information, in addition to convey prosperity to the public by adding values
through engineering services were by each and every one of community and
personal sectors rummage around for progress and hinge on its superiority on
made.
3|Page
GOORAAN COSTRUCTION COMPANY
2 Date Of 2018
Establishment
7 Telephones 0634442810/0634313053
8 E-Mail gmail.com
4|Page
GOORAAN COSTRUCTION COMPANY
Ka dib markii ay wada tashi iyo wada xaajood dheer yeeshen aasaasayaasha waxa
dhigteen xeer –hoosaadkan hoos ku qora.
Xeerka 1aad
Magaca Iyo Calamadda Shirdda:-
1.1 magaca shirkaddu waa shirkadda dhismaha ee Gooraan
1.2 calaamada shirkaddu waa dhisme iyo magaca oo xidhiidhsan
Xeerka 2aad Xarunta Shirkadda:-
1.1 xarunta shirkaddu waa BURCO, waxay laamo ku yeelan kartaa gobollada iyo
degmooyinka kale ee dalka.
1.2 Ka hor inta aanay laamaha ku yeelan degmooyinka iyo gobollada kale wixii hawlo shaqo
ah ee looga baahdo fulinteeda shirkadu way ka hawl geli kartaa oo ma jiraan wax ka hor
joogsan karaa.
5|Page
GOORAAN COSTRUCTION COMPANY
5.1 Xubnaha saamilaydu waxay khasaaraha iyo faa’iidada shirkadda u qaybsan doonaan habka
boqoleyda oo ku salaysan saamiga saamileyaasha xubnuhu kala leehihiin.
5.2 Marka laga jaro sakada hantida shirkada ee sekada iyo wixii kharashyo ah ee shirkadu gasahy
ayaa fa’iidada iyo khasaarah lagu qabsanayaa habka ku cad farqada 1aad ee qodobkan 5aad
1. Gudoomiye
2. Gudoomye ku xigeen
3. Madax-hawl-galinta
6.2 Maamulka Shirkadda wuxuu ahaanayaa ku meel gaadh sida uu hadda u kala magacaaban
yahay oo hoos lagu soo sheegi doono.
6|Page
GOORAAN COSTRUCTION COMPANY
1. Guddida agaasinku wuxuu ka koobnaan doonaa sidan 3 xubnood kuna jiro maareeyaha guud
2. Guddiga agaasinku wuxuu lahaan doonaa awoodahan:
a. Fulinta iyo dhaqan gelinta siyaasada iyo go’aammada ka soo baxa xubnaha shirkada
b. Isku dubaridka ilaha dhaqaalaha
c. Isugu yeedhidda shirarka guud ee xubnaha isla markaana wuxuu awood u leeyahay inuu
hirgeliyo shirarka aan caadiga ahayn markasta oo loo arko inay lagama maarmaan tahay
d. Inuu ansixiyo cadsikyada xubinimo
e. Inuu metelo wakiilnimada ururka
f. Wuxuu saxeexayaa isla markaana geli karaa heshiisyo isagoo huwan magaca shirkadda
Muddada xil haynta xafiisku ee guddiga agaasimku waa hal sano xubintii u galabta in dib loo
doorto si kastaba ha ahaatee ma jiray xubin la dooran karo hal mar wax ka badan.
1. Inuu sii fuliyo siina hayo shaqadii mareeyaha guud marka maqan yahay
2. Wuxuu xafidayaa oo uu haynayaa xisaabaadka hantida shirkadda
3. Inuu diyaariyo warbixin sannadeedka howl-qabadka shirkada
4. Wuxuu awood u leeyahay kormeerida iyo qiimaynta dhammaan howl-socodka shirkadda
ee guud
7|Page
GOORAAN COSTRUCTION COMPANY
1. Xoghayuhu wuxuu u xilsaaran yahay hadal-qorka, isku habaynta figradaha, soo jeedinaha
loo soo diray hay’ada guud ahaan, ama si gaar ah guddiga agaasinka ama mid guddiga la
mida
2. Wuxuu bixinayaa liis waqtiyeed dhan oo ah hawgallada shirkada soo jeedinihii in
guddiga agaasinku gorfeeyo iyo ugu danbayn ogolaanshaha in tallaabo la qaado
3. Wuxuu ilaalinyaa xafidayaa war bixinta xisaabaadka shirkadda
Xeerka 12 Khasnajiga
khasnajigu wuxuu:-
8|Page
GOORAAN COSTRUCTION COMPANY
14.1 Waqti xisaabeedka shirkadu wuxu ahaanayaa muddada bilowga shirkadda lixdii biloodba
mar, waxaana soo diyaarinayaa xisaab xidhka oo waafaqsan nidaam xisaabeedka caadiga ah ee
shirkadda xisaabiyaha shirkada oo maareeyaha guud ee shirkaduna u soo bandhigaya, ka hor
intaan xubnaha maamulkii shirkada ee u sarreeyay
14.2 Wuxuu ku bilaabmaya waqtigan lixda bilood ahi maalinta la wada saxeexo heshiiskan eela
diiwaan geliyo shirkadda
15.1 Wixii xubno ah ee shirkadda maamulkeed xil ka haya waxay yeelan doonaan mushahar
xubnaha shirkaddu isla garteen oo bille ah
Wixii saamiyo ah ee laga iibinaayo cid shirkadda ku soo biirta, waxa ku iman kartaa oo kaliya
markay aqlabiyada xubnaha shirddu ogolaadaan.
17.1 Xubinta saamilayda shirdda ka mid aha ee doonta inayka baxdo shirkada way bixi kartaa,
balse waxa u shardiya bixiddaasi arrimahan kala ah:-
18.1 Wax dib loo qaadan karo oo lacagta maalginta ahi ma jirayso ooway ka reebantahay
saamilayda shirkadda tan iy inta laga gadhayo waqtiga xisaab-xidhka
9|Page
GOORAAN COSTRUCTION COMPANY
19.1 Wxii ay leedahay hanta shirkadu ha ahaato guurt ama maguuto qalab dhisme, lacag cadaan
ah waa la diwaaan geliyaa oo waxa diwaan galinayaa diwaan u gaara hanti shirkadu leedahay o
lagu magacaabo diwaanka hantidda shirkada
20.1 Wixii wax ka debel ah ee heshiiskan la xidhiidha ha ahaato, wax ku kordhin iyo wax ka
saaridba leh, wxaa wada gaadhaya xubnaha shirkadda wada leh, iyadoo markasta wixii go’aamo
ahi ku ansaxayaan cod hal dheeri ah si dimoquraadiyada waafaqsan
21.1 Formanku wxii loogu shaqaynayo yoomiye ee lacagtana iyagu gaar ahaantooda ula baxaya
wuu u qaban karaa shaqadaaa isagoo ugu shaqaynayaa magaca shirkadda Gooraan Construction
Company, si shirkaddu uga faa’iiddo dacaaayadda iyo suuqgeynta
21.2 Waxa kaloo shirkada ugu jira faa’iido labaad oo ah in wixii shaqaale farsamo ee dhinaca
dhismaha ah ee shirkada u shaqeeyaa iyagu shaqo ka helaayaan oo mudada hawshu socoto ka
qayb geli doonaan shaqaadi iyada ah ee la soo sheegay, ee u gaarka ah hawl wadeenka .
10 | P a g e
GOORAAN COSTRUCTION COMPANY
1.1 the name of the company shall hereafter be called GOORAAN CONSTRUCTION
COMPANY
1.2 The logo of the Company shall be buildings and name
Rule 2
Company Headquarters
2.1 The company HQs shall be located at Burco and can establish branches offices at region and
district levels of the country;
2.2 Prior to the establishment of branch offices the company HQ shall have full authority to carry
out all company activities.
Rule 3
Rule 4
Shareholders
4.3 whenever the shareholders of the company decide to increase individual share values, those
who can afford are permitted to augment their stock share or investments this requires the
unanimous decisions of the company shareholders;
4.4 The total investment of company in stocks and shares amount is $100,000.
11 | P a g e
GOORAAN COSTRUCTION COMPANY
4.5 list of Gooraan Construction Company share-holders members and their shares
Rule 5
5.1 losses and profits of the company shall be divided up according to the ratios of the
percentages of member shareholders stocks.
5.2 after deductions are made in accordance to payments and expenses incurred; profits are
distributed as stipulated in section 1 of the article 5.
Rule 6
Company Sturture
Rule 7
Board Directors
1. The board of directors shall consist of 3 member including the General Manager
2. The board shall have the following powers:-
To carry out and put into effect the policies and decisions passed by the members
To mobilize resources
12 | P a g e
GOORAAN COSTRUCTION COMPANY
Rule 8
Terms of office
The term of office of the Board of directors is one year, a member is eligible for resignation, and
however, no member should be elected for more than two consecutive terms.
A. To manage, protect and maintain the financial affairs and assets of the company
B. To coordinate the activities of the board of the organization
C. To issue notice and agenda of the conferences
D. To prepare and submit plants to the board and submit of approval
E. To handle company’s correspondence with other companies.
13 | P a g e
GOORAAN COSTRUCTION COMPANY
2. Maintain minutes of the meeting of board discussions, compile ideas proposals and
suggestions posted on the organizations in general or privately to the board of individual
board members,
3. Periodically provide an update list of activities, proposals and suggestions for boards
discussion and ultimately for the company’s approval for action
4. Maintain records of accounting reports of the organizations activities.
Rule 14
Company Accounts
2. Company balance of accounts shall be drawn at the initial stage bi-semester(once every 6
months) according to normal company procedures .the accountant should approve of
accounts before presentation to the company are made
14 | P a g e
GOORAAN COSTRUCTION COMPANY
15.1 members holding office shall have monthly stipends as agreed upon by all company
shareholders.
Can only be sold to new members with the majority consent of the holding members or by
absolute majority votes
17.1 a share-holders member can withdrew from the company provided that:-
18.1 withdrawal of money is prohibited before the closing of accounts and the putting-forth of
the withdrawal procedure as in article 16
18.1 any amendment to this agreement pertaining to alterations or additions shall be made by all
company members and decision approved by 50% plus one majority vote in accordance with the
tenets of democracy.
20.1 The foreman can carry out tests (contractually) where the contracting agent makes direct
payment to company workers. This operation will further advance the good name of Gooraan
Construction Company
20.2 the other benefit is the financial gain for the company workers during idle-time periods
15 | P a g e
GOORAAN COSTRUCTION COMPANY
21.1 The company members shall decide on all recruitments or nominations of posts for the
company and such decisions shall be made by the majority vote of the members. The term of
office shall be one year.
Rule 22
Signature of shareholders
Company Capabilities
Gooraan Construction Company focuses all necessary formulas which are compatible with
intercontinental intervention to meet the best services towards the construction industries.
Area of operations:-
The company performed a lot of constructional services most of the country in particularly,
burco Region.
16 | P a g e
GOORAAN COSTRUCTION COMPANY
CHAIRMAN
VICE
CHAIRMAN
ADMIN AND
ENGINEER
FINANCE
CIVIL ELECTRICAL
CASHER
ENGINEER ENGINEER
17 | P a g e
GOORAAN COSTRUCTION COMPANY
18 | P a g e