Jump to content

Xanuunka shaqsiga ee shakiga

Ka Wikipedia

Xanuunka shaqsiyeedka shakiga (Af Ingiriis : paranoid personality disorder; paranoia character disorder; Af Carabi : ar‎) waa cillad shaqsiyeed oo Cluster A ah. Xanuunka shaqsiyeedka shakiga waa mid kalsoonida wiiqa iyo mid aamminaanta dadka tirtirta. Xanuunka Shakiga waxaa ka ifbaxa dadka iney yihiin dhamaantood ama badankood xadgubayaal. Dadka qabayaasha ku ah cilladan waa ka xasaasi badan yihiin dadka caadiga ah, si khaasatan dhanka waxyaabaha halista ah.[1]


  1. Grant, Bridget F.; Hasin, Deborah S.; Stinson, Frederick S.; Dawson, Deborah A.; Chou, S. Patricia; Ruan, W. June; Pickering, Roger P. (2004-07-01). "Prevalence, Correlates, and Disability of Personality Disorders in the United States: Results From the National Epidemiologic Survey on Alcohol and Related Conditions". The Journal of Clinical Psychiatry. 65 (7): 948–958. doi:10.4088/JCP.v65n0711. ISSN 0160-6689. PMID 15291684. Retrieved 2022-04-24.