Jump to content

Cabdiqaasim Salaad

Ka Wikipedia
Cabdiqaasim Salaad Xassan
عبدي قاسم صلاد حسن
File:Cqaasim.jpg
Cabdi qaasim
Madaxwaynihii 7aad ee Soomaliya
Xafiiska intuu joogay
27 Agoosto, 2000 ilaa 14 Oktoobar 2004
Xil kalawareeg: [[Cali mahdi maxamed ]].
Xil ku wareejin Cabdullaahi Yuusuf Axmed.
Dhashay: 1941
Diintiisa: Islaam
Dhalasho: Soomaali

Cabdiqaasim Salaad Xassan (carab:عبدي قاسم صلاد حسن) wuxuu dhashay sanadku markuu ahaa 1941dii.waxa uu bartay qur,aanka asaga oo yar kadib wax barashadiisa waxa oo ka bilaabay magaalada gaalkacyo cabdiqaasim waxa uu ku soo biiray siyaasada asaga oo da,yar waxa oo noqday wasiirkii ugu da, da yaraa ee soo mara taariikhda soomaaliya .cabdiqaasim waxa oo ka soo qabtay dowladii hore ee soomaaliya xilal kala duwan oo u badan wasiirnimo sida (( wasiirka arimaha gudaha wasiirka maaliyada wasiirka waxbarashada )), cabdiqaasim salaad xasan markii ee burburtay dowladii soomaaliya waxaa uu aaday dibada inta badanna ma uusan imaan jirin dalka . cabdiqaasim salaad xasan waxa uu isku soo sharaxay jagada madaxweyna nimada soomaaliya sanadkii 2000 shir lagu qabtay dalka jabuuti maagaaladiisa carta taas oo ugu danbeyntii loogu soo magacaabay in uu noqdo marwada dalka soomaaliya. Wuxuu ahaa madaxwaynaha Soomaaliya taariikhdu markey ahayd 27dii Agoosto sanadkii 2000 ilaa 14kii Oktoobar sanadkii 2004.