Jump to content

Farqiga u dhexeeya dib u fiirisoshooyinka Murtimaal

Ka Wikipedia
Content deleted Content added
y Bot: Ka saaris kl:Filosofi (strong connection between (2) so:Filasoofiyada and kl:Inuunerup isumalerineq)
Safka 17: Safka 17:


[[Category:Filasoofiyada]]
[[Category:Filasoofiyada]]

[[kl:Filosofi]]

Bedelaadkkii ahaa 06:03, 2 Luuliyo ama Luulyo 2013

Plato & Aristoteles

kalmada Philosophy waxa ay kasoo goday odhaahda giriiga ah ee φιλοσοφία oo macneheedu tahay jacaylka xigmada waa dhaqdhaqaaq fikradeed oo insaanku sameeyo kuna waajahan dhamaan dhinacyada nolosha oo dhan.hadii aynu afsoomaali ku qeexno waxa ay noqon kartaa xigmad in aad waxkasta u eegto si xeel dheer siyaabo kalo duwan ayaana looga yaqaanaa dhamaan bulshooyinka caalamka waxa la adeegsanayay mudo aad u fog gaar ahaan waxaa adeegsan jiray giriigii hore


waamaxay macnaha filsoofiyadu

magaca filasoofi waxa uu kayimi kalmada 2 kalmadood oogiriig ah oo kala ah fila oo macneheedu yahay jacaylka iyo sofi oo macneheedu yahay xigmada markaa kalmadu waa jacaylka xigmada laakiin maaha haysashada xigmada waxay tilmaamaysaa kaliya jacaylka xigmada casrigan aynu joogno waxa ay sheegaysaa oo looisticmaalaa waxyaabaha nolosha ku qiimaha leh sida dhimashada noloshawaxyaabaha waaqiciga ah iyo hadii aynu eegno xiligii giriigii hore oo laisticmaalay filasoofiyada waxa jiray rag badan oo kucaanbaxay ama macalimiin ku ahaa sida

iyo qaarkale oobadan waxa ay filasoofiyadu sifiican u hana qaaday qarniyadii dhexe