Farqiga u dhexeeya dib u fiirisoshooyinka Dhulgariir
y Bot: Migrating 1 interwiki links, now provided by Wikidata on d:q7944 (translate me) |
y Bot: Ka saaris wa:Tronnmint d' tere (strong connection between (2) so:Dhulgariir and wa:Hosmint d' tere) |
||
Safka 10: | Safka 10: | ||
[[Category:Fiisigis]] |
[[Category:Fiisigis]] |
||
[[Category:Juquraafi]] |
[[Category:Juquraafi]] |
||
[[wa:Tronnmint d' tere]] |
Bedelaadkkii ahaa 13:16, 22 Mey 2013
Dhulgariir waa Dhulka marka oo luxluxmaayo ama uu gariiro, waxaa waaye, marka caleemaha Dhulka, kala durqaayaan. Dhulgariirka khasaarado badan ayoo geestaa, woxoona u badan yahay Aasiya iyo Ameerika. dhulgariirka waxee sameesaa fulkaano iyo Buuro. Soomaaliya dhulgariir culus malahan, laakiin mar marka qaar ayaa waxaa dhulgariir ka dhaco waqooyiga Soomaaliya oo dhan, meelaha buuraha kuyaalo, dhulgariirka soomaaliya badanaa mala dareemo, lakiin waxaa jiro kuwo la dareemaayo oo ka dhaco sida gobolka Awdal.Bishii Maarso 2010 ayaa magaalada Boorama waxaa lagu arkay dhulgariir oo halkaas kadhacay oo khasaaro badan geesanin. Soomaaliya waxee leedahay caleemaha dhulka ama af ingriiska lagu dhaho (tectonic plate), kaas oo lagu magacaabo (somali plate) ee leedahay.
Dhulgariirkii ugu culusaa waxee ka dhacday Badweynta Hindiya 2004. waxaana ku dhintay in ka badan 180.000, waxeena guryo la aan dhigta 1.1 milliyon oo dad ah. Soomaaliya wee soo gaartay khasaaraha.